HomeWararAkhriso:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Amar Culus soo saaray

Akhriso:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Amar Culus soo saaray

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raagge ayaa soo saaray amaro Cusub oo lagu joojinayo shaqooyinka leexsan ee Ciidanka Xoogga. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa Taliyeyaasha kala duwan ee Ciidanka dowladda lagu amray inay si deg deg ah u soo xareeyaan Askarta Ciidanka ee Ilaalada u ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raagge ayaa soo saaray amaro Cusub oo lagu joojinayo shaqooyinka leexsan ee Ciidanka Xoogga.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa Taliyeyaasha kala duwan ee Ciidanka dowladda lagu amray inay si deg deg ah u soo xareeyaan Askarta Ciidanka ee Ilaalada u ah Mas’uuliyiinta.

- Advertisement -

Sababta loo xareenayo Askarta dowladda ee Ilaalada ah ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay in Ciidanka Xoogga dalka ay horyaalan shaqooyin adeg oo loo baahan yahay inay qabtaan.

Ugu dambeyntii Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa la faray inay fuliyaan amarka kasoo baxay Taliye Odawaa Yuusuf Raage.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen warar sheegaya inuu socdo qorshe la doonayo in Ilaalada looga qaado Madaxdii hore ee dalka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Odawaa Yuusuf Raage.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts