Akhriso:- Shuruudo la hor-dhigay Musharaxiinta Jubbaland

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Jubaland ayaa maanta shaaciyay Shuruudaha laga rabo murashaxiinta u taagan qabashada xilkaas waxaana la faray in ay isku diiwaangeliyaan muddo 3-dex cisha ah.

Qoraalka guddiga ayaa soo saarey Xeerka iyo Shuruudaha looga baahayahay Musharraxiinta,iyada oo musharax kasta la faray in uu soo buuxiyo shuruudaha si uu uga qeybgalo tartanka.

Halkaa Ka Akhrisso Qoraalka Guddiga

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media