HomeWararAkhriso:-Sababta loo xiray Wariyaha Idaacadda VOA-da ee Gaalkacyo

Akhriso:-Sababta loo xiray Wariyaha Idaacadda VOA-da ee Gaalkacyo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka heleyno Magalada gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Nabadsugida Soomaliya ee ku sugan Gaalkacyo ay xireyn Wariye ka tirsan Idaacadda Voa-da. Wariyaha oo lagu Magacaabo Cabdi Waaxid Macalin Isaaq,ayaa Saraakiil ka tirsan Maamulka Galmudug ay sheegeen in loo heysto war uu ku qoray Wabsite kaas oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magalada gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Nabadsugida Soomaliya ee ku sugan Gaalkacyo ay xireyn Wariye ka tirsan Idaacadda Voa-da.

Wariyaha oo lagu Magacaabo Cabdi Waaxid Macalin Isaaq,ayaa Saraakiil ka tirsan Maamulka Galmudug ay sheegeen in loo heysto war uu ku qoray Wabsite kaas oo uu kaga hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug,isla markaana u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dadka Shacabka ah.

- Advertisement -

Majirin war istaasi dhaafsan oo laga bixiyey xariga Wariye Cabdi Waaxid Macalin Isaaq oo Idaacadda Voa-da Wararka uga dira Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Xariga Wariyaha ayaa ku soo aadaya xilli Maanta magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan lagu xiray Wariye Cabdi Shakuur Maxamed Xasan oo ka tirsan Idaacadda Codka Hiiraan ee Baladweyne wallow markii dambe lasiidaayey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts