Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa si faah-fahsan looga hadlay mudada xil-heynta ee xubnaha baarlamaanka,iyada oo dhinaca kalana uu soo dhaweeyay warqaddii ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee Galmudug ee aheyd in doorashada madaxtinimo ee maamulkaas ay ku dhacdo wakhtigii loogu talagalay.
Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa tilmaamay in xubnaha baarlamaanka ee tiradoodu tahay 89-xldhibaan in mudo xileedkoodu uu ku egyahay ilaa iyo inta laga soo dooranayo madaxweynaha maamulkaas.
Halkaan Ka Akhriso Qoraalka