HomeWararAkhriso:-Maxay ka wada hadleen RW Kheyre iyo Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Adduunka?

Akhriso:-Maxay ka wada hadleen RW Kheyre iyo Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Adduunka?

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa Maanta waxaa halkaas uga bilowday kulamo gooni gooni ah. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Adduunka, Hafez Ghanim,iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo dhowr. Kulankan ayaa waxaa sigaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa Maanta waxaa halkaas uga bilowday kulamo gooni gooni ah.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Adduunka, Hafez Ghanim,iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo dhowr.

- Advertisement -

Kulankan ayaa waxaa sigaar ah looga hadlay habsami u socodka barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya iyo dib-u-habaynta nidaamka maaliyadeed ee hay’adaha dowliga ah.

Sidoo kale inta halkaas uu ku  sugan yahay Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu kulamo kale la yeelan doonaa saraakiil sare oo ka tirsan dawladda Mareykanka iyo qaybo kale oo kamid ah bah-wadaagta Soomaaliya, si loo dardar-geliyo ajandaha qaran ee dub-u-habaynta hay’adaha dawladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts