HomeWararAkhriso:-Maxaa ku soo kordhay Isku-Shaandheynta Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

Akhriso:-Maxaa ku soo kordhay Isku-Shaandheynta Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa haatan ka socda diyaar garoowgii u dambeeyay ee ku aadan Magacaabista Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga sugayo isku-Shaandheynta Golaha Wasiirada ayaa Wadatashiyo farabadan Caawa la yeeshay waxgaradka beelaha dega deegaanada Koonfur galbeed si Golaha Wasiirada loogu qanco. Wararkii u dambeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa haatan ka socda diyaar garoowgii u dambeeyay ee ku aadan Magacaabista Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga sugayo isku-Shaandheynta Golaha Wasiirada ayaa Wadatashiyo farabadan Caawa la yeeshay waxgaradka beelaha dega deegaanada Koonfur galbeed si Golaha Wasiirada loogu qanco.

- Advertisement -

Wararkii u dambeeyay ee aan Baydhabo ka heleyno ayaa waxa uu sheegayaa in Shariif Xasan Sheekh Aadan Saacadaha nasoo aadan uu ku dhawaaqi doono Golaha Wasiirada,waxana Baydhabo ku sugan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed.

Xogaha ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta la filayay in lagu dhawaaqo balse isqabqabsi ka dhahay dib udhac ku yimid taas oo la xiriirtay yareynta Golaha Wasiirada oo hada ah 64 Xubnood

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts