Akhriso:-Magacyada Musharixiinta Madaxweynaha Puntland ee Maanta la diiwaangeliyay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa Goordhow Magaalada Garoowe kaga dhawaaqay Liiska rasmig ah ee Musharixiinta u tartameya Doorashada ka dhaceysa Garoowe ee Maanta isdiiwaangeliyay.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay in 21 Musharax ay u tartami doonaan qabashada Xilka Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland,halka Madaxweyne ku xigeenka ay u tartami doonaan 11 Musharax.

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa loo qorsheeyay in ay dhacdo 8-Bishan oo ku beegan Talaadada soo socda.

 

Hoos ka Akhriso: Liiska Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha Puntland.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media