Akhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka KGS

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Xildhibaanada ayaa kulankooda ku ansixyay Guddi ka kooban 15-xubnood oo ka tirsan Xildhibaanada, kuwaasi oo soo diyaarin doona Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo ku xigeenadiisa.

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Koonfur Gabeed ayaa maalmo kahor la dhaariyay, waxaana horyaalla shaqooyin badan oo laga doonayo inay qabtaan oo ay ugu horreeyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Hoos ka Akhriso Magacyada 15-xubnood ee Guddiga Doorashada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media