HomeWararAkhriso:-Magacyada Al-Shabaab oo Saddex Ruux toogasho ku fuliyay

Akhriso:-Magacyada Al-Shabaab oo Saddex Ruux toogasho ku fuliyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shalay Gelinkii dambe ayaa Al-Shabaab waxa ay fagaaro ku yaalla deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose dil toogasho ku fuliyeen Saddexda Ruux oo ay ku eedeynayeen inay ka tirsanaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Saddexda Ruux ayaa laba ka mid ah Al-Shabaab waxa ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda halka kan Saddexaad uu ka mid ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Gelinkii dambe ayaa Al-Shabaab waxa ay fagaaro ku yaalla deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose dil toogasho ku fuliyeen Saddexda Ruux oo ay ku eedeynayeen inay ka tirsanaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Saddexda Ruux ayaa laba ka mid ah Al-Shabaab waxa ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda halka kan Saddexaad uu ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Magacyada dadka la toogtay.

Maxamad Cabdullaahi Abuukar iyo Maxamad Faaarax Aadan ayaa Al-Shabaab waxa ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda halka Maxamad Tifow Abuukar ay sheegeen in uu ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa horay xukuno dil u badan ku fulisay dad ay ku eedeeyeen inay la Shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts