HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Xaaf oo Ogolaaday in la qabto Doorashada Maamulka Galmudug

Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo Ogolaaday in la qabto Doorashada Maamulka Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu Aqbalay in qabto la Doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Galmudug,kadib markii dhawaan uu diiday. War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu shaaciyay marka hore in gebi ahaan uu burburay heshiiskii Jabuuti ee Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca oo lagu saxiixay Muqdisho 6-da Bishii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu Aqbalay in qabto la Doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Galmudug,kadib markii dhawaan uu diiday.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu shaaciyay marka hore in gebi ahaan uu burburay heshiiskii Jabuuti ee Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca oo lagu saxiixay Muqdisho 6-da Bishii December 2017.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa ogolaaday in la qabtay Doorashada Galmudug,isla markaana tilmaamay in Galmudug iyo Dowladda Federaalka ay ka wada shaqeynayaan sidii loo qaban lahaa Doorshada.

Warka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaga Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in uu dhamaaday kala aragti duwanaan shihii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts