Akhriso:-Madaxweyne Deni oo Magacaabay Afhayeenka Puntland

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa

shaqo

Waxuu Xeeriyey:

Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac Jama Deperani loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Comments
Loading...