Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha Dowladda ee gobolka Mudug.
Guddigan uu magacaabay Madaxweyne Deni ayaa ka kooban 8 xubnood,waxaana Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Axmed,halka Guddoomiye kuxigeen looga dhigay Xasan Shiray Abgaal oo ah Wasiirka Maaliyada Puntland.
Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni.