Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sameeyey Magacaabis kale

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) iyada oo xil kale loo Magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose ee xilka laga qaaday Ibraahim Najax loo Magacaabay in uu noqdo Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor