Akhriso:-Liiska Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Guddiga madaxa Bannaan ee xudduudaha iyo Doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Caawa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay in Odayaashan ay ka kooban yihiin 135 Odey,kuwaasi oo dhawaan soo xuli doona Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland.

Sidoo kale Odayaasha ayaa waxaa laga soo xulay Beelaha Soomaaliyeed ee dega deegaanada Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Magacyada Odayaasha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media