Akhriso:-Kulanka Golaha Wasiiradda cusub ee Puntland oo looga hadlay qodobo kala duwan + Sawirro

Shirka Golaha Wasiiradda Puntland ee uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Xeer Hoosaadka Golaha Xukuumadda, Qorshaha Horumarinta Puntland, Kicinta Dakhliga, Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo Warbixino kale.

Kulanka Golaha Wasiiradda Puntland markii uu soo dhammaaday,kadib ayaa waxaa laga soo saaray War-saxaafadeed u qornaa sidan:

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media