Akhriso:-Kulanka Golaha Shacabka oo ka socda Muqdisho

Waxaa Goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kulanka Guud ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Sidoo kale Kooramka kulanka ayaa waxa uu ku furmay 142 mudane,kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay in Maanta uu kulanka Golaha,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha kulanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media