HomeWararAkhriso:-Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay qaraxyadii Gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho. Qarayad oo ahaa Afar ayaa waxaa lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho oo markii labaad la weeraray. Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in 4 ka mid ah Raggii hubeysnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay qaraxyadii Gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Magalada Muqdisho.

Qarayad oo ahaa Afar ayaa waxaa lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho oo markii labaad la weeraray.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan laamaha Amniga Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in 4 ka mid ah Raggii hubeysnaa ee weerarka ku soo qaaday hotelka la toogtay.

ilaa 23 Ruux ayaa la xaqiijiyay inay qaraxyadaasi ku geeriyoodeen oo u badan dad rayid ah oo wadada isticmaalayay xilliga uu qaraxa dhacayay,waxaana dadka dhintay ku jira Cabdifitaax Cabdirashiid Shire Il-qeyte oo uu dhalay Ganacsade Ilqeyte oo Saddex Sano kahor Bishaan oo kale ku dhintay weerar lagu qaaday isla Hotelka Saxafi.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda sheegtay  in dhamaan dadkii hotelka Saxafi gudihiisa ku jiray la soo badbaadiyay.

- Advertisement -

Hotelka Saxafi ayaa ku dhow isgoyska mashquulka badan ee KM4 waxaana uu ka soo horjeeda xarunta CID-da,waxaana qaraxyada iyo weerarka lagu qaaday Hotelka Saxafi mas’uuliyadeeda sheegtay Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts