HomeWararAkhriso:-Khasaaraha ka dhashay dagaal dhex maray laba Maleeshiyo Beeleed

Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay dagaal dhex maray laba Maleeshiyo Beeleed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Toban ruux ayaa ku dhimatay dagaal labo beelood u dhaxeeya oo ka dhacay deeganka Dhumay oo qiyaastii 80KM dhinaca galbeed ka xiga magaalada laascaanood, sida ay wararku sheegayaan. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey  dagaalka labada beelood oo soo noqnoqday dhowrkii sanno ee u danbeeyay inkastoo heshiisyo la dhexdhigay marar hore. Dagaalkan maanta ayaa ka bilaabmay sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Toban ruux ayaa ku dhimatay dagaal labo beelood u dhaxeeya oo ka dhacay deeganka Dhumay oo qiyaastii 80KM dhinaca galbeed ka xiga magaalada laascaanood, sida ay wararku sheegayaan.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey  dagaalka labada beelood oo soo noqnoqday dhowrkii sanno ee u danbeeyay inkastoo heshiisyo la dhexdhigay marar hore.

- Advertisement -

Dagaalkan maanta ayaa ka bilaabmay sida wararku sheegayaan kadib markii shalay maqribkii lagu dilay deegaanka Dhumey nin carraabe ahaa oo safar ku jiray.

Ciidammo ka tirsan kuwa Somaliland ayaa gaaray goobta uu dagaalka ka socdo  si ay u joojiyaan dagaalka.

Dhinaca kalena haweenay ayaa dhimatay kadib markii shalay uu toogtay nin geel watay oo ay isku khilaafeen daaqsin geel, sida uu sheegay duqa degmada Ceel Afweyn ee gobolka sanaag Cabdiraxiim aw Yuusuf.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts