Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa walaac ka miijiyay Go’aankii xalay kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dib u heshiinsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo lagu shaaciyay Habraaca Doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka ka jira.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Dastuurka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in Warqadii dowladda ka soo baxaday baar marsan tahay hanaan Federaalka,dowlad Wanaaga iyp daadajinta Nidaamka Dimoqraadiyada dalka.
Sidoo kale Hirshabeelle ayaa sheegtay in Go’aankaas uu ka hor imaanayo Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay ka soo baxay maamulka Hirshabeelle.