HomeWararAkhriso:-Hadalheynta booqashadii Axmed Madoobe ee Xabsiga uu ku xiran yahay C/kariin Qalbi...

Akhriso:-Hadalheynta booqashadii Axmed Madoobe ee Xabsiga uu ku xiran yahay C/kariin Qalbi Dhagax

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed(Madoobe) ayaa saakay waxa uu Xabsiga uu Magalada Adisa Ababa kaga xiran yahay uu ku booqday Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax. Cabdi Kariin Qalbi Dhagax ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay Itoobiya ku wareejisay 27 Bishii Augosto ee Sanadkii tegay 2017,waxna warejintaas ka dhashay khilaaf hareeyay dowladda Soomaaliya. Sawirro laga soo qaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed(Madoobe) ayaa saakay waxa uu Xabsiga uu Magalada Adisa Ababa kaga xiran yahay uu ku booqday Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax.

Cabdi Kariin Qalbi Dhagax ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay Itoobiya ku wareejisay 27 Bishii Augosto ee Sanadkii tegay 2017,waxna warejintaas ka dhashay khilaaf hareeyay dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday kulan dhexmaray Qalbi Dhagax iyo Axmed Madoobe ayaa muujinayay Qalbi Dhagax oo fdhiya Sariir qurux badan,isla markaana uu xiran yahay jaakad isaga oo dhoolacadeynaya.

Baraha ay Bulshada isticmaasho ayaa lagu hadal hayay Sawirradaas,waxana daka qaarkood ay shaki gelinayeen in Axmed Madoobe uu Xabsi ku jiro halka kuwo kale ay cadeynayeen in uu u xiran yahay dowladda Itoobiya.

Dowlada Soomaaliya weli kama hadlin booqashada Axmed Madoobe oo socdaal aan horay loosii shaacin ku jooga Itoobiya uu ugu tegay Cabdi Kariin Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Saraakiisha Ururka ONLF.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Mid ka mid ah Sawirrada laga soo qaaday Kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts