Akhriso:-Guddi ka shaqeynaya sugida Amniga doorashooyinka Jubbaland oo la magacaabay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuir Janan ayaa waxaa lagu magacaabay guddiga amniga Doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga ayaa waxaa ay ka shaqeyn doonaan sugida amniga iyo goobaha doorashooyinka Jubbaland ee dhawaan ka dhici doona Magaalada Kismaayo.

Hoos ka Akhriso Wareegtada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media