Akhriso:-Dowladda Somali oo shaacisay Sharuudaha Imtixaanka Shahaadiga

Wasaaradda Waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu soo maro ardeyga ka qeyb galaya imtixaanka shahaadiga dowladda ee 2018-2019.

 

Hoos ka Akhriso Shuruudaha imtixaanka shahaadiga dowladda Soomaaliya.

Comments
Loading...