Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay howlaha doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland.
Warka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka kooban dhowr qodob ayaa qornaa sidan.