HomeCaalamkaAkhriso:-Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay rabshadihii ka dhacay Itoobiya

Akhriso:-Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay rabshadihii ka dhacay Itoobiya

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ugu yaraan 73,000 Qof ayaa ku barakacday rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya, iyadoo Afar Qofna ay ku dhinteen Todobaadyadii lasoo dhaafay Gobolka Benshangul/Gumz, sida ay Talaadadii shalay ahayd sheegtay warbaahinta Maxalliga ah ee Dalkaasi.

Sida ay sheegtay warbaahinta Ethiopian Broadcasting Corporation (EBC), Dadka barakacay ayaa intooda badan waxay ka carareen Magaalooyinka deriska la ah Gobolka Oromada.

EBC oo soo xiganaysa Madaxa Isgaarsiinta Gobolka Benshangul/Gumz ee Dalka Itoobiya , Mr, Zelalem Jaleta, ayaa sheegtay in Afarta Qof ee la dilay ay ka mid ahaayeen maamulka degaanka Kamashi.

Zelalem Jaleta, oo u warramayay EBC ayaa Dowladda Federaalka Itoobiya ka codsaday inay soo fara geliso xaaladda cakiran ee halkaasi ka aloosan, taasoo kasii daraysa Maalinba Maalinta ka dambaysa.

Rabshadaha ku salaysan Isirka iyo Qoomiyadaha ee ka taagan Dalka Itoobiya ayaa soo billowday Sanaddii 2015-kii, taasoo sababtay inuu xilka iska casilo Ra’isul wasaarihii xilligaasi Hailemariam Desalegn , horraantii Sanadkan , si ay u yaraadaan shaqaaqooyinka, balse weli laguma guuleysan xallinta xasaradaha.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories