Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen,isla markaana ay dalbadeen in uu hortago Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan.
War qoraal ah oo uu ku saxiixan yahay xoghayaha Golaha Shacabka C/Kariin Buux ayaa lagu sheegay in ay Wasiirka waxka weeydiin doonaan deeqaha Waxbarasho oo ay dowladdu hesho iyo xaalada xilligaan ee waxbarashada Soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso Warka Qoraalka ah.