Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo qarixii Galabta ku dhaawacmay

Qaraxyadii is xig-xigay ee Falabta lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay geysteen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dadrayid ah soo gaaray.

Qaarxyada oo Saddex ahaa ayaa la sheegay inay xigtay rag huebsyan oo gaarayay ilaa afar,isla markaana doonayay inay galaan Gudaha Hotelka Saxafi in la toogtay.

Dadka qaraxyadii Galabta ku dhaawacmay ay ayaa waxaa ka mid ah Cabdirisaq Bahlaawi oo ahaa  Agaasimihi hore ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo xilligii uu qaraxa ka dhacayay ku sugnaa meel aan Hotelka ka fogeen.

Waxaa la arkayay Sawirro laga soo qaaday burbur xoogan oo soo gaaray Gawaarida farabadan oo mooto bajaaj ah iyo kuwa dadweynaha ee Homeyda oo dadkii saarnaa ay ku waxyeeloobeen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor