HomeWararAgaasime kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo la xiray

Agaasime kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo la xiray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar lagu kalsoonaan karo oo Goordhow soo gaaray Warqabadka Idaacadda Dalsan ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay xireen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumdda Soomaaliya Cabdullaahi Xaashi. Agaasime Cabdullaahi Xaashi ayaa waxaa laga dhex waday Xarunta Wasaaradda Caafimaadka xili uu halkaas ku sugnaa, waxaana sidaas sheegay Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo Goordhow soo gaaray Warqabadka Idaacadda Dalsan ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay xireen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumdda Soomaaliya Cabdullaahi Xaashi.

Agaasime Cabdullaahi Xaashi ayaa waxaa laga dhex waday Xarunta Wasaaradda Caafimaadka xili uu halkaas ku sugnaa, waxaana sidaas sheegay Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo.

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sababta loo xiray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, waxaana la sheegayaa inuu xarigiisa la xiriiro Musuq-maasuqa lacag loogu talagalay ka hortega Cudurka Coronavirus oo hay’addo Caalami ah ay dowladda Soomaaliya ugu deeqeen.

4-tii Bishaan ayay aheyd markii Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay xabsiga dhigeen Agaasimiha Maamulka iyo Maaliyada Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Maxamuud Maxamed Buule, kaasi oo loo heysto Musuq-maasuq Lacagta COVID-19.

Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur oo daqiiaqdo kahor la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in ilaa iyo hada aysan ogeyn sababta rasmiga ah ee loo xiray Agaasime Buule, uuna socdo baaritaano kala duwan oo ku aadan waxa keenay in xabsiga la dhigo Agaasimaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts