Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya Xil.Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Maanta waxa uu Wasaaradaas u Magacaabay Agaasime KMG ah.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda loo Magacaabay Maxamuud Sh.Cabdullaahi Cabdiraxmaan.
Sidoo kale Magacaabista ayaa waxaa la ogeysiiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,Guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo dhammaan Agaasime waaxeedyada Wasaaradda.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.