HomeWararAgaasimaha Idaacadda madaxa bannaan ee Bayaan FM oo lagu xiray degmada Beled-xaawo.

Agaasimaha Idaacadda madaxa bannaan ee Bayaan FM oo lagu xiray degmada Beled-xaawo.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Agaasimaha Idaacadda Bayaan FM ee Degmadda Beled-xaawo ee Gobalka Gedo ayaa la sheegay in maanta la xiray, sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Shaqaalaha Idaacadaasi. Agaasimaha oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Dhega-cadde ayaa la sheegay inay xireen Ciiddan watay Gaadiidka Dagaalka, kuwaasi oo Agaasimaha ka kaxeystay Xarunta Idaacadda. Tifaftiraha Idaacadaasi, C/xakiim Maxamed Nuux […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Idaacadda Bayaan FM ee Degmadda Beled-xaawo ee Gobalka Gedo ayaa la sheegay in maanta la xiray, sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Shaqaalaha Idaacadaasi.

Agaasimaha oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Dhega-cadde ayaa la sheegay inay xireen Ciiddan watay Gaadiidka Dagaalka, kuwaasi oo Agaasimaha ka kaxeystay Xarunta Idaacadda.

- Advertisement -

Tifaftiraha Idaacadaasi, C/xakiim Maxamed Nuux ayaa Dalsan Radio u sheegay inay tuhunsan yihiin inuu xariigaasi la xiriiro Khilaaf u dhexeeya Suxufiyiinta ka hawl-gala Beled-xaawo.

Waxa uu intaasi ku daray in iyaga loo diiday inay la kulmaan Agaasimaha xiran, si ay u ogaadaan Xaalladda uu ku sugan yahay.

Dhinaca kale, Isku-day aan kula xiriirnay Maamulka Degmadda Beled-xaawo si aan wax uga weydiino dhacdadaasi ayaan suurto-gelin.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts