Afhayeenkii Guddiga Doorashada Dadban oo loo magacaabay Agaasimaha Xafiiska R/Wasaare Kheyre

Agaasimihii hore ee Xafiiska Rai’sul Wasaaraha Adisalam Salwe ayaa bartiisa Facebook ku qoray inuu  ka tagay shaqadi xafiska R/wasaarasha ,uuna hawsha xafiiska ku wareejiyey Maxa’ed Keynan.

Qoraalkiisa ayaa u  u qoray sidam “Ugu horreeyn waxa sharaf weyn ii ah in aan u hambalyeeyo una duceeyo walaalkay iyo saaxiibkay Mohamed Keynan oo noqonaya mas’uulka igala wareegaya xilka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul-wasaaraha. Allaha u fududeeyo mas’uuliyaddaas culayska badan oo aan ku hubo in uu si hufan uga soo dhalaali doono. Fadlan ila soo dhaweeya”.

Keynan ayaa ahaa afayeenki gudiga doorashada dadban waxaana horey uu u ahaa la taliye ka tirsanaa xafiiska madaxweyne Xasan Sheikh.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media