HomeWararAfar qof oo ku dhintay, toogasho ka dhacday Maraykanka

Afar qof oo ku dhintay, toogasho ka dhacday Maraykanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta Maraykanka ayaa ku warrantay in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen halka afar kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada Philadelphia ee xarunta gobolka Pennsylvania. Afhayeen u hadlay booliska ee magaalada Philadelphia ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in dhowr qof ay waxyeello ka soo gaartay toogashada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Maraykanka ayaa ku warrantay in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen halka afar kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada Philadelphia ee xarunta gobolka Pennsylvania.

Afhayeen u hadlay booliska ee magaalada Philadelphia ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in dhowr qof ay waxyeello ka soo gaartay toogashada, balse ma uusan bixin faah-faahin dheeri ah.

- Advertisement -

Warbaahinta gudaha ayaa ku warrantay in qofka dadka laayay uu hadda ku jiro gacanta ciidanka booliska.

Dhacdadaan ayaa kusoo beegantay maalin kaddib, marki uu nin hubeysani sidan oo kale uu rasaas oodda uga qaaday dhalinyaro ku sugnayd goob ay xaflad ka dhacaysay oo ku taalla magaalada Baltimore ee gobolka Maryland, halkaas oo ay ku dhinteen 2 qof, isla markaana ay ku dhaawacmeen 28 kale.

Weerarkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo guud ahaan dalka laga xusayo, maalinta xorriyadda ee Maraykanka oo ku beegan, July 4-teeda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts