HomeWararAbshir Bukhaari oo noqday Xidlhibaankii ugu horreeyey Galmudug ee ku guuleysta...

Abshir Bukhaari oo noqday Xidlhibaankii ugu horreeyey Galmudug ee ku guuleysta Xubinnimadda Aqalka Sare.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Caasimadda KMG ee Maamul-gobaleedka Galmudug waxaa maanta ka socda Loolanka Musharixiinta ku loolamayso 8-da Kursi ee uu Maamulkaasi ka helay Kuraasta Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda. Tartankaasi oo haatan weli ka socda Hoolka Shirarka ee Cadaado, ayaa waxa uu Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” oo ka soo jeeda Beesha Saleebaan ee Habar-gidir noqday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caasimadda KMG ee Maamul-gobaleedka Galmudug waxaa maanta ka socda Loolanka Musharixiinta ku loolamayso 8-da Kursi ee uu Maamulkaasi ka helay Kuraasta Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

Tartankaasi oo haatan weli ka socda Hoolka Shirarka ee Cadaado, ayaa waxa uu Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” oo ka soo jeeda Beesha Saleebaan ee Habar-gidir noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee ku guuleystay Kuraasta Galmudug ku leedahay Aqalka Sare ee Senedka.

- Advertisement -

Musharaxaasi waxaa uu ku guuleystay Musharaxa Kamaal Guutaale.

qeybdiidSidoo kale, Jeneral Cabdi Xasan Cawaale “Qeyb-diid” ayaa isagana ku guuleystay Kursiga Beesha Sacad ee Habar-gidir, kadib, markii uu u tanaasulay Musharixii la tartamayey oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Tahliil.

Cod-bixinta Tartankaasi ayaa weli ka socota Xarunta Hoolka Shirarka ee Cadaado.

- Advertisement -

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHA INSHA ALLAAH

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts