HomeWararAadan Madoobe oo Guddi u magacaabay heshiiskii Golaha Wadatashiga

Aadan Madoobe oo Guddi u magacaabay heshiiskii Golaha Wadatashiga

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka BJFS. Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 5-xubnood, kuwaasi oo kasoo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka BJFS.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 5-xubnood, kuwaasi oo kasoo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ay dhawaan ku gaareen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Golaha Wadatashiga ayaa heshiiska ka gaaray doorashooyinka dalka ka dhacaya, iyaga oo sheegay in doorashada ay noqoneyso mid cod iyo qof ah, sidoo kalena dalka uu yeelanayo laba xisbi siyaasadeed.

Heshiiska ayaa waxaa kasoo horjeestay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo siyaasiyiin farabadan oo ay ku jiraan Ra’iisul Wasaareyaashii hore ee dalka iyo xubno kale.

Hoos ka Akhriso magacyada xubnaha la magacaabay 

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts