HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Maanta dib ugu laabanaya Magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo Maanta dib ugu laabanaya Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Kuleylkii oo laga nastay: Roobka maanta ka da’ay Muqdisho oo dadku ku diirsadeen.

Dadweynaha oo si weyn u soo dhaweeyay nafiskan ka dib kulaylkii jiray.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

South West State Election Faces Imminent Delay

Meanwhile, several politicians are vying for the South West State presidency. The race is notably contested between the JPS party led by Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and other candidates seeking the position.

Somalia Sets Sail for a Blue Economy Revolution

In a landmark ceremony yesterday in Mogadishu, President Hassan Sheikh Mohamud announced a strategic national shift to prioritize the country's immense, untapped marine resources, revealing that Somalia’s sea is twice the size of its land and will now form the backbone of economic development.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo Arbaco lagu wadaa inuu dib ugu laabto Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulkaas.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa Muqdisho uga qeyb galay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo maalmo kahor heshiiska looga gaaray doorashada dhaceysa, sidoo kalena wuxuu kulamo la qaatay Wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka.

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka iyo sidii ay taageero u siin lahaayeen doorashada dhaceysa, isagoo ka dalbaday dardar-gelinta howlaha ay ka hayaan Puntland.

Safarka Deni uu dib ugu laabanayo Magaalada Garoowe ayaa kusoo aaday, iyada oo i qaar kamid ah Isimada Puntland ay go’aamiyeen in Hay’adda PSF loo daayo Agaasimihii xilka laga qaaday ee Maxamuud Cismaan Diyaano si loo xalliyo Khilaafkii ka dhashay.

Puntland ayaan weli ka hadlay Go’aanka kasoo baxay Isimada oo ay kusoo jeediyeen in gogol dib u heshiisiin ay u dhigaan Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Saraakiisha PSF iyo mas’uuliyiintii hoggaaminayay Ciidankii ku dagaalamay Magaalada Boosaaso.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories