HomeWararBarlamaanka Turkiga oo ansixiyey Sharci qabyo ah oo lagu kordhinayo Awoodaha Madaxweynaha.

Barlamaanka Turkiga oo ansixiyey Sharci qabyo ah oo lagu kordhinayo Awoodaha Madaxweynaha.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Sharcigaasi oo loo qaadi doono Cod bartamaha sannadkan ayaa waxa Madaxweynaha siinayaa Awoodaha Fulinta iyo inuu magacaabi karo ama casili karo Wasiuiradda. Sharcigaas waxa kaloo uu Madaxweyne Erdogan u kordhinayaan Xilliga uu hayo Xilkaasi, wuxuuna hayn doonaa ilaa sannadka 2029-ka. Siyaasiyiinta Mucaaradka waxay sheegeen in Madaxweyne Rajab Erdogan Erdogan la siin doono Awood dheeraad ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sharcigaasi oo loo qaadi doono Cod bartamaha sannadkan ayaa waxa Madaxweynaha siinayaa Awoodaha Fulinta iyo inuu magacaabi karo ama casili karo Wasiuiradda.

Sharcigaas waxa kaloo uu Madaxweyne Erdogan u kordhinayaan Xilliga uu hayo Xilkaasi, wuxuuna hayn doonaa ilaa sannadka 2029-ka.

- Advertisement -

Siyaasiyiinta Mucaaradka waxay sheegeen in Madaxweyne Rajab Erdogan Erdogan la siin doono Awood dheeraad ah oo aan la hubinin.

Erdogan waxaa xilka Madaxweynaha loo doortay sannadkii 2014-kii, kadib, markii uu Ra’isul-wasaare soo noqday muddo 3 Xilli ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts