HomeWarar40 qof oo ku geeriyootay dab ka kacay gaari Booyadle Shidaal gudaha...

40 qof oo ku geeriyootay dab ka kacay gaari Booyadle Shidaal gudaha dalka Kenya.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Gaari Booyadle Shidaal ayaa xalay ku qarxay meel ku dhow Deegaanka Karai ee  waddo mashquul ah oo 80-KM dhnka Galbeed kaga toosan caasimadda dlkaasi ee Nairobi. Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu  Dareewalka waday gaariga Booyadle uu xakamayn kari waayey   gaariga, taasi oo keentay inuu ku dhco dhowr gaari, ka hor inta uusan dab xooggan ka kicin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gaari Booyadle Shidaal ayaa xalay ku qarxay meel ku dhow Deegaanka Karai ee  waddo mashquul ah oo 80-KM dhnka Galbeed kaga toosan caasimadda dlkaasi ee Nairobi.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu  Dareewalka waday gaariga Booyadle uu xakamayn kari waayey   gaariga, taasi oo keentay inuu ku dhco dhowr gaari, ka hor inta uusan dab xooggan ka kicin goobta.

- Advertisement -

Waxaa la xaqiijiyey inay shilkaasi ku gubteen 12 gaari oo mid ka mid ahaa Bas ay la socdeen dad rakaab ah,waxana ku bas belay 14-kii qof ee la socotay.

Mar sii horreysay, Sarkaal ka tirsan Bisha Cas ee Kenya ayaa sheegay inay 30 mayd u gudbiyeen Qaboojiyaha Maydadka ee Isbitaalka magaalladda Nayfasha oo 5 KM u jirta Deegaanka uu shilku ka dhacay.

Shilkan ayaa ku soo beegmay iyadoo ay maalintii 5-aad shaqo-joojin ku jiraan Dhakhaatiirta iyo Kalkaaliyaasha Caafimaadka ee Kenya, taasi oo xaalladda ka sii darayso, maadaama aysan wax shaqaale caafimaad joogin Isbitaallada dalkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts