HomeWararDawladda oo weerarkii Ceel-dheer sheegtey in jab xoogan lagu gaarsiiyey Al shabaab

Dawladda oo weerarkii Ceel-dheer sheegtey in jab xoogan lagu gaarsiiyey Al shabaab

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aroornimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Weerarka oo ahaa mid qaraxyo ku bilaawday oo dagalamaaysha  ku qaadeen  fariisimo ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku leeyihiin magaalada Ceeldheer ayaa dowladda Fedaraalka guulo la taaban karo ka sheegatay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aroornimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Weerarka oo ahaa mid qaraxyo ku bilaawday oo dagalamaaysha  ku qaadeen  fariisimo ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku leeyihiin magaalada Ceeldheer ayaa dowladda Fedaraalka guulo la taaban karo ka sheegatay.

- Advertisement -

Warsaxafadeedka kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in weerarka saakay khasaare xoog leh lagu gaarsiiyay Al-shabaab, islamarkaana tirada hordhaca ah ee looga dilay kooxda ay gaareyso 47 xubnood.

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa la sheegay iney qeyb ka ahaayeen weerarka saakay, kuwaas oo deegaanka Cali Yabaal duqeyn kula beegsaday xubno ka tirsan Al-shabaabkii weerarka ku qaaday Ceeldheer oo baxsad ahaa.

Wasaaradda Warfaafinta ayaa sidoo kale warka ku sheegtay in weerarkii saakay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka iney uga dhinteen 5 xubnood oo naftooda u huray ka hortaga dhibaatada Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts