Dowladda Holland oo shaacisay in ay dhalashadda kala noqotay dad ku biiray Kooxda Daacish

Wasiirka Cadaaladda ee dalkaasi. Stef Blok ayaa maanta ku dhawaaqay inay 4 Muwaadin kala noqdeen Dhalashadda Holland, kadib, markii ay u socdaaleen dalalka Iraq iyo Syria, kuna biireen Dagaalamayaasha Kooxda Daacish.

Waana go’aankii ugu horreeyey ee ay Dowladda Holland u isticmaalaan Awoodda cusub si ay dhalashadda ugala laabtaan Muwaadiniintooda ku biiray Kooxda Daacish

Comments
Loading...