HomeWararDEG DEG:-Xaaf oo Cadaado kulan kula leh Madax ka socota Ahlusuna

DEG DEG:-Xaaf oo Cadaado kulan kula leh Madax ka socota Ahlusuna

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in hadda halkaasi uu kulan ugu socdo madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,iyo wafdi ka socda Ahlusuna. Maanta ayaa la filayay in deegaanka Mareer Gur ay ku wada kulmaan Wufuud ka kala socday Galmudug iyo Ahlusuna balse uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in hadda halkaasi uu kulan ugu socdo madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,iyo wafdi ka socda Ahlusuna.

Maanta ayaa la filayay in deegaanka Mareer Gur ay ku wada kulmaan Wufuud ka kala socday Galmudug iyo Ahlusuna balse uu u baaqday khilaaf la sheegay in uu soo kala dhexgalay masuuliyiinta Ahlusuna.

- Advertisement -

Kulanka Caawa Cadaado ka socda ayaa waxaa Xubnaha Ahlusuna horkacaya Gen-Galaal oo la aaminsan yahay in uu siyaasad ahaan uu aaminsan yahay maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca.

Kulanka Caawa ka socda Cadaado ayaa ah mid ay Al-Baabada u xiran yihiin,balse xogaha ay helyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in ay ka wada hadlayan sidii loo mideyn lahaa bulshada Gobolada dhaxe.

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsa.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts