HomeWararDiyaaradaha Yuhuudda oo duqeyn ku dilay Dagaalyahano taabacsan Milliteriga dowladda Syria

Diyaaradaha Yuhuudda oo duqeyn ku dilay Dagaalyahano taabacsan Milliteriga dowladda Syria

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Sarkaal u hadlay Milliteriga ayaa sheegay inay Diyaaradaha Yuhuudda duqeeyeen Xeradda Al-fawar oo ku dhow Degmadda Quneytra ee K/Galbeed ee Syria. Wakaalladda Wararka ee dalka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Yuhuudda waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen Xeradaasi, isla markaana ay geysteen khasaaro. Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria ayaa xaqiijisay inay 2 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Sarkaal u hadlay Milliteriga ayaa sheegay inay Diyaaradaha Yuhuudda duqeeyeen Xeradda Al-fawar oo ku dhow Degmadda Quneytra ee K/Galbeed ee Syria.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka ee dalka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Yuhuudda waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen Xeradaasi, isla markaana ay geysteen khasaaro.

Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria ayaa xaqiijisay inay 2 Dagaalyahan ku dhaawacmeen duqeyntaasi.

Jimcihii la soo dhaafay, Ciiddanka Yuhuudda waxay duqeeyeen goobo ku yaalla bartamaha Syria, kadib, markii Hoobiye lagu duqeeyey qeybta Waqooyi ee Buuraha Golan Heights oo ay Milliteriga Yuhuudda qabsadeen muddo haatan laga joogo 50-sanno.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts