HomeWarar13 qof oo ku geeriyootay gebiyo baraf ah oo ku soo hoobtay...

13 qof oo ku geeriyootay gebiyo baraf ah oo ku soo hoobtay Waqooyiga Pakistan.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Sarkaal ka tirsan Ciiddanka Ammnaanka ee dalkaasi oo lagu magacaabo Nizamuud Shaah ayaa sheegay inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii uu baraf weyn ku dul habsaday gurigii ay ku jireen oo ku yaalla Degmadda Chitral ee Waqooyiga dalkaasi. Waxa uu intaasi ku daray inay socdaan gurmad lagu raadinayo haddii ay dad nool ku hoos jiraan burburka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Ciiddanka Ammnaanka ee dalkaasi oo lagu magacaabo Nizamuud Shaah ayaa sheegay inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii uu baraf weyn ku dul habsaday gurigii ay ku jireen oo ku yaalla Degmadda Chitral ee Waqooyiga dalkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inay socdaan gurmad lagu raadinayo haddii ay dad nool ku hoos jiraan burburka Dhismahaasi.

- Advertisement -

Gebiyada Barafka ayaa ku badan Waqooyiga Pakistan, iyadoo ay Webiyada iyo buuraha noqdaan kuwo barafoobay, waxayna biyahaasi yiuhiin isha ugu weyn ee Biyaha siiya dhul-beereedka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts