HomeWararPuntland oo ay sanndkii hore ka dhaceen 123 Kiisas Kufsi ah.

Puntland oo ay sanndkii hore ka dhaceen 123 Kiisas Kufsi ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland, Maxamuud Xasan Aw-cismaan waxaa uu weriyayaasha u faah faahiyay gobol kasta iyo inta kiis ee kufsi ah oo ka dhacay sanadkii 2016. Xeer ilaaliyuhu waxaa uu intaasi ku daray in kiisaska ay hayaan uu yahay kuwa la diiwaangeliyay , balse ay jiri karaan kuwo aan la ogeyn. Isagoo kasii hadlaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland, Maxamuud Xasan Aw-cismaan waxaa uu weriyayaasha u faah faahiyay gobol kasta iyo inta kiis ee kufsi ah oo ka dhacay sanadkii 2016. Xeer ilaaliyuhu waxaa uu intaasi ku daray in kiisaska ay hayaan uu yahay kuwa la diiwaangeliyay , balse ay jiri karaan kuwo aan la ogeyn.
Isagoo kasii hadlaya xaalada kufsiga, wuxuu sheegay in kufsiga  soo badanaya ay sababeen, anshax xumada iyo filimaanta xun ee dhalintu daawato , kufsi dhaqaale lagu raadiyo , kufsi lagu kala aarguto iyo kufsi ku yimaada sidii hore loogu yaqaanay.
Mar uu ka hadlayey Tirada Kiisaska Kufsiga ee ka dhacay Gobal kasta oo ka tirsan Puntland waxa uu soo bandhigay Shaxdan:
Gobolka Bari waxaa ka dhacay 58 kiis oo kufsi ah.
Gobolka Karkaar waxaa ka dhacay 26 kiis oo kufsi ah.
Gobolka Mudug waxaa ka dhacay 13 kiis oo kufsi ah.
Gobolka Nugaal waxaa ka dhacay 11 kiis oo Kufsi ah.
Gobolka Haylaan waxaa ka dhacay 9 kiis oo kufsi ah.
Gobolka Sanaag waxaa ka dhacay 4 kiis oo kufsi ah.
Gobolka Cayn waxaa ka dhacay 2 kiis oo kufsi ah.

Fekradaada ka soo dhiibo sidee lagu yareyn karaa Kufsiga?

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts