HomeWararFannaan loo xiray isagoo wax ka sheegay Madaxweyne.

Fannaan loo xiray isagoo wax ka sheegay Madaxweyne.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Fannaan u dhashay dalka Zambia ayaa la xiray, kadib, markii la sheegay inuu qaaday Hees uu ku sharaf-tiray Madaxweynaha dalkaasi, Edger Lungu. Fannaanka oo lagu magacaabo Chama Fuma oo 31-jir ah, bale lagu naanayso Pilato ayaa la sheegay inuu Madaxweynaha ku tilmaamay mid had iyo jeer sarqaansan, isla markaana yahay Rajo-laawe. Miraha Heesta uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fannaan u dhashay dalka Zambia ayaa la xiray, kadib, markii la sheegay inuu qaaday Hees uu ku sharaf-tiray Madaxweynaha dalkaasi, Edger Lungu.

Fannaanka oo lagu magacaabo Chama Fuma oo 31-jir ah, bale lagu naanayso Pilato ayaa la sheegay inuu Madaxweynaha ku tilmaamay mid had iyo jeer sarqaansan, isla markaana yahay Rajo-laawe.

- Advertisement -

Miraha Heesta uu ku aflagaadeeyey ayaa laga tiriyey nin lagu magacaabay Lungu oo si dar-xumo leh ku soo koray, kadibna Madaxweyne noqday.

Heesta Lungu waxaa kaloo lagu muujiyey Nin wata shandada Qamri nooca Jameson Irish whiskey, isla markaana aan wax feker ah ka qabin sida Dowlad loo maamulo.

Madaxweynaha dalka Zambia, Edger Lungu oo 58-jir waxa uu xilka Madaxweynaha loo dhiibay bishii January ee sannadkan,

- Advertisement -

kadib, markii uu ku guuleystay doorasho dhacday markii uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Michael Sata.

Boliska kama hadlin kiiska loo soo xiray Fannaanka Chama Fuma, wuxuuse muteysan karaa xabsi 6 bilood ama ganaax lacageed.

Waxaa Turjumay: Mohamed Osman Ali “Alpha”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts