Browsing Category

Caalamka

Dad Masaajid ka soo Baxay oo Gaari Dardarey

Booliiska magaalada London ayaa sheegaya in baabuur la jiirsiiyay dad ka soo baxay masaajid ku yaala magaalada London xaley xili ay ka soo baxayeen salaada taraawiixda. Booliska ayaa xaqiijiyey dhimashada hal qof iyo dhaawaca 8 qof oo kale.…

Dalka filipin oo lagu dilay 19 qof

19 qof ayaa lagu dilay dalka philipin waxaana la xiriirinayaa inay ka danbeeyeen  kooxda Isis Jasiiradda mindanoa  ayaa  ah halka dilka uu ka dhacay waxaana lagu laayay dad badan oo taageera u ah dowladda Todabaadyo kaliya oo dagaalo ka…

Maxaa caawa ka socda dalka Sweden?

Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay booliska Sweden. Dhowr qof oo kale ayaa ku dhaawacantay dhacdadan oo ka dhacday waddo mashquul badan oo ku…