Xulka Wararka

Maxkamadda G/Banaadir oo shaacisay waqtiga Go’aanka laga gaarayo kiiska Sayid Cali

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muddeysay waqtiga la dhageysanayo Go’aanka dacwada kama dambeysta ee kiiska Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisii oo uur laheyd bishii hore ku gubay…

RW Xamse “Dib u daabicidda Shillin So. wuxuu qeyb ka yahay kobaca dhaqaalaha dalka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Hamza Abdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee hagista Mashruuca Dib-u-daabicista Shillin Somaaliga, kaasi oo looga hadlay sidii loo…

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Nin la sheegay inuu Burcad yahay uuna dilay qof shacab ah

Ciidanka Booliska Deegaanka Garasbaaley oo  Gudanaya waajibkooda shaqo ayaa gacanta ku dhigay Mid kamid ah Kooxda Burcadka hubeysan ee dadka Shacabka ah dhaca. Waxaana Booliska oo soo bandhigay shaqsigaan ay…

Wararka Idaacadda

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 21/04/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Waashitoon Farsamadii Axmed Cali Maxamed Jaaja Halkan  Ka Dhageyso Warka Subaxnimo Ee…

Kenya oo soo Bandhigtay qorshe ay heshiis ku gaari karaan Somalia iyo Itoobiya

Dowladda Kenya ayaa wadda soo-jeedin ku saabsan in la wada yeesho heshiis gobaleed ay dalalka IGAD si wadajir ah uga faa’ideysanayaan kheyraadka badda, arrintaas oo xal u keeni karta xiisadda…