HomeWararDEG DEG:-Nabadoon Axmed Diiriye oo Caawa ku geeriyooday Muqdisho

DEG DEG:-Nabadoon Axmed Diiriye oo Caawa ku geeriyooday Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Allaha u naxariistee waxaa Caawa Gudaha Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye oo ka mid ahaa Odayasha Dhaqanka Soomaaliyeed. GeeridaMarxuumka ayaa waxaa xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Mamulk gobolka Banaadir Maxamed tuulah. Mudooyinkii la soo dhaafay ayaa la sheegay in uu ku xanuunsanayay Gudaha Magaalada Muqdisho,isaga oo ugu dambeyn Caawa ku geeriyooday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa Caawa Gudaha Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye oo ka mid ahaa Odayasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

GeeridaMarxuumka ayaa waxaa xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Mamulk gobolka Banaadir Maxamed tuulah.

- Advertisement -

Mudooyinkii la soo dhaafay ayaa la sheegay in uu ku xanuunsanayay Gudaha Magaalada Muqdisho,isaga oo ugu dambeyn Caawa ku geeriyooday Isbitaalka Degfeer ee Magaalada Muqdisho.

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed isla markaana siweyn u taageeri jiray dowladnimada Soomaaliya isaga oo sidoo kale Xubin ka ahaa Odayaasha Dhqanka Beelaha Hawiye

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts