HomeMaqalDhageyso:-Madaxtooyada Galmudug oo ka jawaabtay War ka soo baxay Waxgaradka Cadaado

Dhageyso:-Madaxtooyada Galmudug oo ka jawaabtay War ka soo baxay Waxgaradka Cadaado

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Iyada oo xalay Waxgaradka ka soo jeeda Magaalada Cadaado ay soo saareen War-saxaafadeed ay ku dhaliilayaan Shirkii Dhuusamareeb isla markaana Xaaf ay ka mamnuuceen soo gelitaanka Cadaado ayaa waxa ka jawaabay Mamulka Galmudug. Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in hadalkaas uu soo gaaray isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyada oo xalay Waxgaradka ka soo jeeda Magaalada Cadaado ay soo saareen War-saxaafadeed ay ku dhaliilayaan Shirkii Dhuusamareeb isla markaana Xaaf ay ka mamnuuceen soo gelitaanka Cadaado ayaa waxa ka jawaabay Mamulka Galmudug.

Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in hadalkaas uu soo gaaray isla markaana Galmudug ay diyaar u tahay xalinta tabashada ay qabaan waxgaradkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dib la’isugu laaban doono lana wada hadli doono,isla markaana aysan keeneen wax dhibaato ah hdalka ka soo baxay Waxgaradkaas.

Hoos ka Dhageyso Codka Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug  Maxamed cabdi Aadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts