Dhagayso:- Madaxweyne Farmaajo Oo Caawa Ku Hoyanaya Qardho Iyo Amaanka Oo Aad Loo Adkeeyay

Maxamed Cabdullhi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Qardho ee gobolka bari ayaa meel fagaara ah waxa uu kula hadlay dadka gobolkaas waxa uuna sheegan in dooladnima buuxd lagu gaari karo wada shaqaynta shacabka iyo dowladda dhex mara.

Wafdiga uu madaxweynaha hogaaminayo ayaa caawa ku hoyana magaalada Qardho ee gobolka Bari iyaga oo kulama gaar gaar ah la yeelanya qeebaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladas.

Si kastaba tagista madaxweynaha ee Qardho ayaa waxa uu qeyb ka yahay socdaalka madxweynaha ee uu ku bixinayo deegana fara badan oo ka mid ah maamullada Puntland Iyo Galmudug.

Maalinta bari ah ayuu madaxweynuhu sheegay in uu dadka deegaanka kala hadli doono marxalad waliba ee uu ku suganyahay dalka.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Madaxweynaha.

Comments
Loading...