DEG-DEG:- Qarax Goor Dhaw Lala Eegtay Gaariga Gudoomiye Ku Xigeenka D/Hiliwaa

Gaari Uu lahaa Abshir Maxamed Maxamuud Abshir Kaaraan gudoomiye ku xigaynka dhanka amniga iyo siyaasada Degmada Hiliwaa Ee gobolka banaadir Ayaa goordhaw lsgula eegtay Inta udhaxaysa isgooska soos iyo shaneemo Cabdi Waayeel.

Xiriir aynu la sameenay gudoomiya ku xigeenka gaarigiisa qarxay oo ka badbaaday ayaa dalsan uxaqiijiyay in uu bad qabo balse qaraxa gaarigiisa loogu xeray

Ciidamada amaanka dagmadaas ayaa billaabay hoolgalo baaritano ah oo ay ka sameynayaan halka uu qaraxa ka dhcay

 

Wixii faafahino intas ka badan kala soco radiodalsan.com

Comments
Loading...