HomeWararDhageyso:-AMISOM oo dishay ku dhawaad 17 Arday iyo Macalinkooda

Dhageyso:-AMISOM oo dishay ku dhawaad 17 Arday iyo Macalinkooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya dagaal qarax ku bilaawday oo Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhexmaray inta u dhaxeysa deegaanada carbiska iyo lafoole ee duleedka Muqdisho. Weerarka ka hor ayaa la sheegay in Ciidamada AMISOM ay wadeen howgallo balse ay la kulmeen weerar kaga yimid dhanka Al-Shabaab, kaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya dagaal qarax ku bilaawday oo Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhexmaray inta u dhaxeysa deegaanada carbiska iyo lafoole ee duleedka Muqdisho.

Weerarka ka hor ayaa la sheegay in Ciidamada AMISOM ay wadeen howgallo balse ay la kulmeen weerar kaga yimid dhanka Al-Shabaab, kaas oo geestay khasaaro kala duwan.

- Advertisement -

Dadka deeaganka qarkood oo diiday in Magacooda iyo codkooda loo adeegsado Qalabka Warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamada AMISOM ay dileen 17 Arday iyo Macalinkooda xili Ardaydaas laga soo daayay mid ka mid ah Iskuulada ku yaalla deegaanka Lafoole.

Dadka geeriyooday waxaa ku jira Wariye ka tirsanaa Idaacadda Radio Dayax oo ku taalla degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose kaas oo lagu Magacaabi jiray Jacfar Cali Daacad.

Xaalada Goobtii weerarka iyo dagaalka ka dhacay ayaa degan waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo hadda Gacanta ku haya.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts